Intelligent Car Parking System
About Course
🚗 Smart / Intelligent Car Parking System
(Engineering Project – Embedded Systems)
Smart (Intelligent) Car Parking System waa project engineering ku saleysan Embedded Systems & IoT, looguna talagalay ardayda jaamacadaha, gaar ahaan kuwa Final Year-ka ku jira ama qalin-jabinta diyaarinaya.
Project-kan:
-
Ma aha koorso
-
Waa project dhameystiran oo loo adeegsan karo:
-
Final Year Project
-
Project Book
-
Practical & Research Assessment
-
Nidaamkani wuxuu awood u leeyahay:
-
Inuu ogaado baarkin bannaan iyo mid buuxa
-
Inuu si otomaatig ah u furo/xiro gate-ka baarkinka
-
Inuu ardayga baro isticmaalka sensors, microcontroller, iyo automation
-
Inuu noqdo fikrad casri ah oo jaamacaduhu aqbalaan
👉 Smart / Intelligent Car Parking System wuxuu ka mid yahay Projects Engineering, sida:
-
Smart Dustbin
-
IoT & Embedded Systems Projects
(dhammaantood ma aha courses, waa engineering projects)
Ujeeddadu waa in ardayga la siiyo:
-
Fikrad project oo sax ah
-
Nidaam la hirgelin karo
-
Tusaale uu ku dhisi karo ama ku horumarin karo project-kiisa jaamacadeed
