Course Content
introduction and Project Overview (Guudmar Mashruuca)
introduction
0/3
Intelligent Car Parking System

Waxaad Helaysaa Markaad Nala Xidhiidho:

  1. Faahfaahinta mashruuca iyo sharaxaad dhameystiran.
  2. Tusmada naqshada iyo sida uu u shaqeeyo mashruuca.
  3. Hanuun ku saabsan sidii loo hirgelin lahaa mashruucan adiga oo ku

tababaranaya.

Website-ka somali-hope.com

Mashruuca ma ahan mid si toos ah looga heli karo website-ka. Si kastaba ha

ahaatee, waxaad

nala soo xiriiri kartaa si aan:

  • Ku tusno naqshada mashruuca iyo sida uu u shaqeeyo.
  • Kuu caawino habka diyaarinta iyo hirgelinta mashruuca (design iyo

implementation).

Nala Soo Xiriir:

Waxaad si fudud nala soo xiriiri kartaa adigoo booqanaya website-ka somali hope.com  Sidoo kale, waxaad noo soo diri kartaa

farriin si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah, u aragto sida mashruuca u

shaqeeyo, ama u heshid taageero farsamo.

N/B: Haddii aad tahay arday final year ah oo raadinaya mashruuc qiimo jaban

leh, casri ah, oo wax-ku-ool ah, tani waa fursadda kuugu fiican! Hadda nala soo

xiriir si aad uga faa’iidaysato mashruuca.

Nagala soco:

Website: https://somali-hope.com/

WhatsApp: https://wa.me/message/MLES7PHN5JK6N1

WhatsApp & Call: +250791568904 / +2520904514883

Email: bashiirmoha74@gmail.com

Shopping Cart
Scroll to Top